Saadaq Joon oo Dhufeesyo iyo caro tuur ka sameestay Xaafada Shiirkole (Daawo Sawirro)

Xaafada Shiirkole ee magaalada Muqdisho ayaa xiligan gashay jawi ka duwan sidii hore, waxaana xaafadaasi hada isku bedeshay aag dagaal oo laga cabsi qabo in xili kasta dagaal uu ka qarxi karo. Taliyihii hire ee ciidanka booliiska gobolka Banaadir Janaraal Saadaq Joon oo wata ciidamo badan iyo gaadiidka dagaalka ayaa saldhig ka dhigtay xaafada Shiirkole … Continue reading Saadaq Joon oo Dhufeesyo iyo caro tuur ka sameestay Xaafada Shiirkole (Daawo Sawirro)